Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Socod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.
Kooxaha la dagaalamaya dowlada ayaa tageero dad iyo mid hubba ka heliyay goobaha laga qabsadey madaama ay gurmadkooda ka imaanayey wadooyin qardajeex ah oo dhinaca xeebta ka soo gala Woqooyiga Muqdisho.
Marka la eego cilaaqaadka caalamiga ah iyo qaanuunka diblomaasiyadda, protocol-ku waa qeybta ugu muhiimsan xafiiska Madaxtooyada, taasoo ay waajib tahay in laga fogeeyo qardajeex.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
Q · QA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag