U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qasdi

Magac Lab
Xaraf QSubg QA5 xar
La Mid Ahqasad1Magac Lab
1

Muraad; dan.

2

Fal si ulakac ah loo sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Waxay ahaayeen wiilal isku qasdi ah, isku uur fayow; oo ay ka go'an tahay horumarinta dadkooda, dalkooda iyo diintooduba.

”
“

Xajku waa qasdi uu qofku u qasdiyo Baytulxaraamka isagoo cibaadaysanaaya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qasdi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan