U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qasad1

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Muraad; dan.

2

Fal si ulakac ah loo sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah1

“

"Universal TV waxaa ka baxay war ay hadalo badan kasoo laabteen, mana ahayn war aan si qasad ah kusii daynay, wuxuu ahaa war ku baxay si aan sax ahayn, waana ka joojinay shaqada wariyihii soo diray iyo tifaftihii sii daayay" ayuu yiri Eng.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qasad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan