U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fayow

Fal Magu (4)
Naxwe-oobaa, -oobayd
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Wax caafimaad qaba ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marka la eego hab-dhaqankii uu ku hanaanqaaday ururka UDUB, wuxuu ah mid leh kala dambayn iyo isku kalsooni oo ka fayow is-barbar yaac iyo muran soo dhaafa gudaha ururka.

”
“

Adhyaha fayow ee reer Afrika ilaa iyo xilligaa dalka Sacuudiga, waxaa lagu cuni jiray adhyo xaqanaas oo buurya-qabku bineeyo.

”
“

Waxay ahaayeen wiilal isku qasdi ah, isku uur fayow; oo ay ka go'an tahay horumarinta dadkooda, dalkooda iyo diintooduba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-oobaa, -oobayd

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fayow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan