U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rooxaan

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RO7 xar
1

.u Jinniyo la aaminsan yahay inay u shaqeeyaan wadaaddada qaarkood.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Inkasta oo dhulkoodii lagu ciyaarayo oo ay kaalmo weyn ka helayaan ciidooda iyo taageerayaashooda oo sida roobka hadheeyay garoomada ciyaartu ka dhacayso, haddana waxay dadka ciyaaraha ka faaloodaa ku tilmaameen rooxaan aan caadi ahayn.

”
β€œ

Raggii oo ay ka degi (20) la’dahay rooxaan baa asal lagu daweeyaa ayuu meeshii kaga dhaqaaqay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R Β· RO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rooxaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan