U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaalmo

Magac Lab/Dheddig
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynaha Somalia ayaa Isniintii shalay qaylo-dhaan uu kaalmo ku codsanayo u diray caalamka, isagoo sheegay in kooxaha ka dagaalama Somalia aysan ku filayn DF inay iska celiso, waxaana isla shalay lagu dilay Villada askar Uganda u dhashay.

”
“

Qoyska farxaanka ah oo xoogan waa u sahlan tahay in uu isa-siiyo caawimo iyo kaalmo.

”
“

“Madaxweyne Axmed wuxuu kaalmo balanqaadyo ah ka helay Afrika, Bariga dhexe, Yurub, Mareykanka iyo meelo kale waana talaabo aad geesinimo gelibteeda u leh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaalmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan