Tusaale Dheeraad ah3
β
Labada gool waxa u kala dhaliyay Manchester United Juan Sebestian Veron iyo Ruud, Kooxda Bayern Liver-Kusen iyadu wax gool ah may dhalin.
ββ
Markii ugu horraysay waxaa jilibka ay jugi kaga dhacday Ruud Van Nistelrooy ciyaartii ay kooxdiisu la ciyaartay Bayern Leverkusen ee bishii September.
ββ
Waxay noqonaysaa keliya, weeraryahanka reer Norway ee Ole Gunner Solskjear oo garbihiisa buuxiya halyayga Ruud Van Nestelrooy oo xilli-ciyaareedkii tegay gool-dhalintiisa gaadhsiiyay 35 gool.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
R Β· RU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
