Tusaale Dheeraad ah3
“
Laakiin Barcelona ayaa ku sigatay inay gool dhaliso daqiiqaddii 13aad, kadib markii weeraryahanka Patrick Kluivert kubbad aanu ka fiirsan uu laad sii raaciyay, kadibna ay dhinac martay goolhaye Antonis Nikopolidi.
”“
Ciyaaryahanka Paul Scholls ayaa dhaliyay goolka koowaad ee Manchester daqiiqaddii 15aad oo loo dhigay laad xor ah, sidoo kale Ruud Van Nistelrooy ayaa u labeeyay daqiiqaddii 41aad ee ciyaarta.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-dad, m.l
Xarafka
L · LA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
