U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gool1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf GSubg GO4 xar
1

Ciyaarta godadowga afar xabbadood oo isku god ku jira.

2

Awr buuran.

3

Waraaqaha maraakiibta iyo dayaaradaha ay u adeegsadaan safarradooda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciyaartiina waxay ku dhammaatay, iyadoo gool iyo eber lagaga adkaaday Faransiiska oo ahaa kooxdii haysatay koobka adduunka.

”
“

Dhammaadkii qaybtii koowaad ayuu Turkigu ku hormaray gool-dhalinta, kadib markii Hasan Sas, kubadda daba-mariyay goolhaye Marcos.

”
“

Bishii November 21-keedii, 1999, wuxuu goolal ka dhaliyay 6-0 gool oo ay Inter ku jiidhay Lecce, iyada oo isla kulankaa laga qaaday garoonka, waana markii ugu horraysay ee ay Inter qasab ku noqotay inay yaqiinsato qalliinka Ronaldo u baahan Yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan