U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saaxiibtinnimo

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA14 xar
La Mid AhsaaxiibnimoMagac Dheddig
1

Saaxiib ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dowladda Turkiga oo martigelineysa kulankaan saddexda maalmood soconaya, waxaa Soomaaliya kala dhexeeya xiriir saaxiibtinnimo oo soo jireen ah.

”
“

Waa inay dhiirri-gelisaa xiriir saaxiibtinnimo oo ay yeeshaan xukuumadaha ka jira meelaha kale ee dalka iyo dadweynahooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saaxiibtinnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan