U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saaxiibnimo

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA11 xar
1

Saaxiib ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

John Terry oo laga qaaday Kabtanimadii Qaranka Egland John Terry, ayaan hogaamin doonin Ciyaarta saaxiibnimo ee ay 29-ka Feb, la ciyaarayaan dalka Holland iyo Ciyaaraha Yurub ee bartamaha Sanadkan.

”
“

Nin la yidhaahdo Cismaan oo ka shaqeeya dukaanka shirkadda ‘Tesco” ku leedahay xaafaddayada ayaan aqoon saaxiibnimo la yeeshay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saaxiibnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan