U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sako

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf SSubg SA4 xar
1

Saddaqo maalka iyo xoolaha ku waajibta oo sanad walba laga bixiyo.

2

Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado, bisha ugu horreysa oo xoolaha saddaqo ku waajibta laga bixiyo dago.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Sannad walba waxaa waajib ku ah Muslimiinta inay xoolahooda ka bixiyaan Sako, waxaase ay ku xiran tahay tirada xoolaha uu qof walba haysto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

S Β· SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sako - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan