U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sanad

Magac Lab/Dheddig
Xaraf SSubg SA5 xar
La Mid AhsannadMagac Lab/Dheddig
1

Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u dhiganta 365 maalmood ama laba iyo toban (12) bilood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Goolhaye Abbiati oo heshiiskiisa AC Milan ku siyaadiyay sanad kale oo dheeri ah.

”
“

Hargeysa(Haatuf) waxa shalay laga xusay magaalada Hargeysa sanad guuradii 12aad ee ka soo wareegtay markii lagu dhawaaqay gooni isu taaga Soomaaliland sanadkii 1991kii.

”
“

Dugsiga Al-Baxrayniya wuxuu ka mid yahay dugsiyada madaxa-banaan, waxaana dhigtay ilaa 1045 arday, waxaana la dhigtaa labada gelinba, waxaana haatan lasoo gebogebeeyay sanad-dugsiyeedkii 2002-2003.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sanad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan