1
Wax hagaagsasho.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Cawl Cilmi Cabdallae oo shalay shir Jaraa’id ugu waramay qaar ka mid ah Saxaafadda dalka, waxa uu sheegay in dawladda Suudaan ay si weyn u soo dhoweysay weftigiisa, aadna ay u danaynayso in ay iskaashi la samayso Somaliland, waxna ay la qabato.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe (3) (f.g3)
Isrogrog
-stay, -satay
Xarafka
S · SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
