U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shakhsi

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA7 xar
1

Qof.

2

Sh. ah: khaas ah; fardi ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Meel ka dhacaasi wuxuu ka yimaadaa siyaasiyiinta wadanka hogaaminaysa oo marwalba doonaya in ay helaan dad fuliya danahooda shakhsi.

”
“

Shakhsi ahaan Faarax waa nin degan, leh aqoon diimeed, mid cilmaani ah iyo mid dhaqanba.

”
“

Heshiis keliya oo ka mid ah heshiisyada la galay oo aanu si shakhsi ah uga helnay warbixin waxaa ku tilmaaman in saddexda sano ee hore laga qaadayo $6,500,000.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shakhsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan