U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaqaale

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

Hanti.

2

Habka hanti loo maamulo.

3

Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayenad u hadashay booliiska Norway ayaa waxay sheegay in dhaqaale lagu taageero argagaxisada iyo fal argagaxiso la maleego labadaba waa dambi, gudaha ama halkii ay ahaataba.

”
“

Arrinta ugu weyn ee mushkiladaha kale oo dhan ay ka farcameen waa awoodii siyaasadeed iyo tii dhaqaale ee dalka oo hal qof gacantii ku ururtay.

”
“

. In cadawga lagula dagaallamo af iyo adinba oonan la dhihin koobka aan faatoxo kaliya ku jabinno. 2. In Shacabka loo helo adeegyo waxbarasho, dhaqaale, iyo nololeed si loo yareeyo ama loo xaddido faragalinta shisheeye.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaqaale - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan