U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sharaab1

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA7 xar
1

Hoore la cabbo; cabbitaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maryo aloolka reer Oroba ayaa iyaguna sharaab u qaaday siminaarkaa, isla markaana ugu yaboohay joonyado aan shuuro iyo hadhuudh u kala garran-waayey.

”
“

CAPSULE waxaa laga soo qaatay KAXA SAAYIL oo micnaha carabigu yahay KAXA qunfaca, SAAYIL waxa dareera ama sharaab ah.

”
“

Isaga iyo Fu’aad oo wada taagan ayey u galeen “soo fadhiista” ayey yidhaahdeen, wey fadhiisteen oo sharaab ayaana loo keenay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sharaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD