U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taagan

Fal Magu (4)
Naxwe-gnaa, -gnayd
Xaraf TSubg TA6 xar
1

Wax la togay ahaansho.

2

Wax ama qof aan socon ahansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Abaaraha ka taagan Somalia waa kuwo dhibaato xanuun badan reebay.

”
“

Axmed iyo Cabdiweli Gaas ayaa lagu cadeeyay mowqifka dhabta ah ee Dowladda ka taagan tahay soo gelitaanka ciidamada Kenya gudaha wadanka, wuxuuna u qornaa warsaxaafadeedka sidan:.

”
“

. Waa inuu tartamuhu soo tilmaamaa waxa ay midabada uu doortey u taagan yihiin ama matalayaan. 4. Naqshada Calanka waxaa lagu soo bandhigi karaa Sawir Gacmeed warqad ku qoran ama maro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-gnaa, -gnayd

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taagan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan