U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shuuro

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHU6 xar
1

Soor galley ama meseggo oo si gaar ah loo kariyey.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Koonbo shuuro; Doorashadii dalkan Shankaroonland ee madax-yuub-yuubyada ayaa la sheegay inay cago u soo baxeen oo ay ka carartay halkii lagu ogaa.

”
“

Goor caweysin dheer ah ayaa laga soo riday shuuro geedo iyo caano gadhka loo geliyay.

”
“

Deggen baa hor dhigtay, shuuro yar oo kulul, oo markaa dabka laga qaaday, alla kululaa ayuu yidhi, xaaji sidaasaabay amaah tahay ayay ugu jawaabtay, allow dab ma ii soo amaahatay ayuu ka daba tuuray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

SH · SHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shuuro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD