U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shidan1

Fal Magu (1)
Naxwe-dmay, -dantay; -dmi
Xaraf SHSubg SHI6 xar
1

Dab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gobollada dhulbaraha agagaariyase hal berina qorraxda kama maqnaato, oo cirkay sare ayey ugu shidan tahay.

”
“

Marka Laascaanood la qabsaday Cadde dalka waa uu ka maqnaa - shidanaaba shidan!

”
“

Qiiq ka baxaya guluub shidan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-dmay, -dantay; -dmi

Xarafka

SH · SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shidan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan