Tusaale Dheeraad ah3
β
Daahir:- Yaaqaay, meeshaan mugdi waaye, nal ma leh cawadii(habeenkii); Imtixannana waa igu soo dhow yihiin.
ββ
Guddoomiyuhu wuxuu hadalkiisa dabodhigayin Ganacsatada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Magaalada Muqdisho looga baahanyahay in goobahooda Ganacsiga ay ku hor dhejiyaan Nal si ay dadka ugu suurta gasho xitaa in ay habeenkii shaqeystaan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-lal, m.l
Xarafka
N Β· NA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
