1
Shaqo; hawl.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Kooxda Al-shabaab ayuu ku eedeeyay inay cadaadis saaraan dadka shacabka ah ee ku nool goobaha ay ka taliyaan, isagoo xusay in haweenka lagu qasbo inay qaataan dhar ay iyagu ganacsi ahaan dalka u keensadaan, diinna aan shuqul ku lahayn.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
SH · SHU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
