Tusaale Dheeraad ah3
“
Jamhuuriyada Shankaroonland oo ah jamhuuriyad kud iyo cadhoba reebtay, taas oo rikibisteeda rageeda mooyee rag kale shuqul ku darsan.
”“
Waxaa saaka laga helay Xaafada Howlwadaag ee Magaalada Baladweyne ilaa 6 ruux oo la rumeysan yahay inay ku geeriyoodeen dagaaladii shalay halkaas kud hex maray Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Isbahaysiga Dib u xoreynta.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
K · KU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
