Tusaale Dheeraad ah3
β
Kadib markii ay xornimada qaateen Somaliland iyo Soomaaliya, ayna samaysantay Jamhuuriyad keliya oo ay ku midoobeen July 1960-kii, waxa markiiba soo baxday dhibaatadii ay qabyaaladdu lahayd.
ββ
Ta kale inanka iska hor qaadi kari waayay isbaarada gurigiisa hor taalla, waa maxay waxa uu Somaliland oo ah Jamhuuriyad dhisme dhammaysatay ugu hunguroonaya?
ββ
Jamhuuriyada Shankaroonland oo ah jamhuuriyad kud iyo cadhoba reebtay, taas oo rikibisteeda rageeda mooyee rag kale shuqul ku darsan.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
J Β· JA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
