U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taano

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA5 xar
1

Lacag sarif ah oo shan senti u dhiganta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taano oo hurmuud u ahaa maleshiya beleedyadii magaalada ka cayrsadey maamulkii dowlada Federaalka u soo magacowdey Kismayo ayaa beeniyey eedeeyntaas isla markaana ku gacan sayrey gon'aankii odayashaan.

”
“

Taano la isticmaali jirey 640 sano ciise hortii.

”
“

Shilinka soomaaliga (1 Taano) (1 Cent) Kumi (10 Cent) Nus Shilin (50 Cent) Lacagta shilinka soomaaliga ah waxee markeeda hore ka koobneed warqado iyo birar.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taano - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan