U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kumi

Magac Lab
Xaraf KSubg KU4 xar
La Mid AhkuumiMagac Lab
1

Lacag sarrif ah oo qiimaheed yahay toban senti.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Daahir:- Hay,Hay,Hay, Murcoodkaan camal, waxaan ka soo gadan jiray Suuqa Anzaloti,5-tii xabbo waxaa layga siin jiray taano, 10-kiina kumi,isagoo weliba dhanaan ah.

”
“

Shilinka soomaaliga (1 Taano) (1 Cent) Kumi (10 Cent) Nus Shilin (50 Cent) Lacagta shilinka soomaaliga ah waxee markeeda hore ka koobneed warqado iyo birar.

”
“

Waftiga aya sidoo kale la kumi doona marka ay tagaan Garowe Hey'adaha samafalka ee ka Howl gala guud ahaan deegaannada Puntland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kumi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan