U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nus

Magac Lab
Xaraf NSubg NU3 xar1 Tusaale
1

Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; bar. .

Tusaalooyin

“

N. kiilo bariis ah

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Saakadii sidaannu Cadan uga soo ambabaxnay illaa intay diyaaraddu garoonka Heathrow ee London caga-dhiganaysey, ma ay jirin nus-saac ay inamadii diyaaradda ka shaqaynayey ay iga maqnaadeen.

”
“

Gobolka Bariga Afrika oo dhan ayaa waxaa ku dhuftay abaarihii ugu darnaa muddo ka badan nus-qarni, iyadoo abaarahan ay saameynta ugu xooggan ku yeesheen dalka Soomaaliya, balse madaxweynaha Eritrea ayaa horay u sheegtay inaysan haysan dalkiisa cunno yari.

”
“

Si kastaba, ma jirto tirakoob xaqiijinkara in Soomaali shan beel siyaasad, afari tiro ahaan siman yihiin halna yahay nus, ay ka kooban tahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nus - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan