U gudub nuxurka bogga
SABAAD

taariikhi

Magac Lab
Xaraf TSubg TA9 xar
1

.kh T. ah: taariikhgal ah. taariikh-nololeed m.l Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Guntii iyo gebagebadii Soomaalidu waxay maraysaa marxalad taariikhi ah oo aad u liidata.

”
β€œ

Daljoogtada iyo qurbajoogtada beelweynta Siwaaqroon waxay sandkan bilowgiisa isugu yimaadeen shirweyne taariikhi ah oo ka dhacay degmada Baargaal.

”
β€œ

Ra'iisal wasaaraha Kuwait ayaa isna sheegay xiriirka ay la leeyihiin Addis Ababa uuu ahaa mid xoogan oo taariikhi ah, isagoo soo hadal qaaday tageeradii Ethiopia ay siisay Kuwait intii uu socday duulaankii Ciraaq ku qabsatey Kuwait sanadkii 1990-kii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

T Β· TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
taariikhi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan