U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shirweyne

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dh
Xaraf SHSubg SHI9 xar
1

Kulan wufuud badani issugu yimaadaan oo ka wada hadlaan arrimo muhiim ah oo wejiyo badan leh.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Mas'uulkan ayaa intaas ku daray in dilkaan uu noqonayo kii ugu horeeyay oo lagu dilo sarkaalkii ka tirsan gudiga dib u heshiisiinta Qaranka oo 2007 ku qabtay shirweyne ay ka qaybgaleen ergooyin Somali ah Muqdisho.

”
β€œ

- in caalamka la weydiisto sidii mudo 6 bilood ah gudahood ah caalamka loo weydiinsan lahaa sidii shirweyne caalami ah loo qaban lahaa kaasoo dib loogu dhisayo Dalak Soomaaliya.

”
β€œ

Ma qabno in shirweyne hadda la qaban karo, laakiin waxay nala tahay in xulid ay hormood ka yihiin Golaha Salaadiinta ay tahay ta ugu habboon.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Xarafka

SH Β· SHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shirweyne - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan