U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tib

Magac Lab
Naxwe-bab/-bo, m.l
Xaraf TSubg TI3 xar
1

Ul weyn oo siyaalo kala duwan loo isticmaalo, badarkana lagu tumo.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Waxa ay hooyadaasi ku ciil belbeshaa oo tidhaahdaa: "Tib dhalay, oo Mooye dhalay, Magalooti dhalay, Soo muuqde dhalay, Sii muuqde dhalay, goblan wiilal lagu falaan ahay!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab/-bo, m.l

Xarafka

T Β· TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan