U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goblan1

Magac Lab
Xaraf GSubg GO6 xar
1

.kh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa ay hooyadaasi ku ciil belbeshaa oo tidhaahdaa: "Tib dhalay, oo Mooye dhalay, Magalooti dhalay, Soo muuqde dhalay, Sii muuqde dhalay, goblan wiilal lagu falaan ahay!

”
“

Waxa ay dareemaysaa in ay goblan tahay iyada oo haddana inammo dhashay oo weliba ay meel la joogaan.

”
“

Jidadku waa abbahood goblan, Ingiriiskii Juun, 1960kii ka hulleelay waxa uga dambeeyay oo kabkabay Bile Rafle Guuleed, cid kale oo wax la taaban karo ku biirisay ma jirto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goblan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan