U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ul

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.l
Xaraf USubg UL2 xar
1

(-lo, m.l) Qori dhuuban, geedaha laga goosto oo loo qaato in laysku daafaco ama xoolaha lagu raaco.

2

Lo' tiradeedu boqol (100) gaartay.

3

Tiro lo' ah oo gaar isula soofta.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waran ( ingiriis : Spear) waa ul dheer, dhuuban oo afka hore ku leh bir ama shey kale oo fiiqan.

”
β€œ

Waa se halkii laga yidhi xerado waa wada ul oo ul la qaato ma leh.

”
β€œ

Ka hor bilowgii hadalkii laga soo jeediyay golaha shalay, waxaa xarunta fadhiga golaha wakiillada ka dhacday amar diido uu sameeyay mudane ka tirsan golahaas oo diiday inuu dhigo ul uu sitay, iyadoo guud ahaan la ururinayay ulaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

U Β· UL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan