Skip to main content
SABAAD

tiiro

Magac Dheddig
Naxwexis.Xisaab
Xaraf TSubg TI5 xar
2

Tiirada xarriiq marta baraha (x,y) iyo x2,y2) waa tiirada (y2-y1)/(x2-x1).

3

(xis.) Tiirada xood halkabar B waa tiirada xarriiqda taabtaha ah ee xoodka halka barta B. tiiro-qaaradeed m.l (-dyo, m.dh) (juqr.) Janjeerka u dhexeeya raso qaaradeedka iyo salka hoose ee badweynta.

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

xis.

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

T Β· TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tiiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag