U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qori

Magac Lab
Naxwe-ryo, m.dh
Xaraf QSubg QO4 xar
1

Geedaha intooda dhexe oo adag oo qolofta iyo mayraxda ka hoosaysa.

2

Laan jab ah oo qallalan.

3

Alwaax; loox.

4

Buntukh.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Adigaanse kuu daynne, waxay tidhi: Iyo geed hunguri dhubuqda Hoogaansigii quusta Ama qori huq iyo geeri Guray(2) iyo Hurriyo(3) Naasir(4) (4) Cabdinaasir Sh.

”
β€œ

Amin wuxuu hal sawir ku soo bandhigaa musiibooyin buugaag laga qori karo.

”
β€œ

Haddaba saxaafadda xorta ahi marba mid ay ashkhaasi sheegan karto ma aha mid wixii la doono lagu qori karo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ryo, m.dh

Xarafka

Q Β· QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qori - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan