U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xoog1

Magac Lab
Naxwe-gag, m.lFiisigis
Xaraf XSubg XO4 xar
1

Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda.

2

Ciidan.

3

Kubka intiisa hore u jeedda.

4

(fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Waana inuu xoog ugu tiirsado jilibkiisa bidix iyadoo uu ku dul hayo gacantiisa bidix.

”
“

Burcad-badeeda Somalida ayaa dhowr jeer afduubatay Maraakiib u rarnayd ganacsato Soomaliyeed, hase ahaatee, kadib markii ay waanwaan diideen ayaa xoog lagu soo furtay.

”
“

"Al-shabaab, waxay doonaysaa inay xoog ku furtaan labada sarkaal ee Faransiiska ah, dabadeedna toogtaan, Xibsul Islam iyaguna way diidan yihiin arintaas, xaaladuna ma wanaagsana" ayuu Goobjooge isqariyay u sheegay Garowe Online.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-gag, m.l

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

X · XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xoog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan