U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaafi

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf DHSubg DHA6 xar
1

(f.g) Wax meel ka gudbin.

2

(f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin.

3

(f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin.

4

(f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin.

5

(f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isagoo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa C/fataax Shaaweeye wareysi uu siiyay Idaacadaha Muqdisho qaarkood ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka hada ka taliya Muqdisho uu wali dhaafi la'yahay halkii ay markii hore joogeen.

”
“

Tan saddexaad oo ah tan ugu mihimsan: waxaa jira xad aanay dhaafi karin kuwa lacagta daabaca oo xakameeynaya damacooda.

”
“

Haddii la heysto caddeyn aqoon dhab ah waxey taasi keeni kartaa soo gaabin waqtiga waxbarashada ama in laga dhaafi karaa imtixaano ama tijaabooyin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaafi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan