U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tumay

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf TSubg TU5 xar
1

Orgi ama wan la dhufaanay.

2

Caws la tumay oo dirmaha laga sameeyo.

3

Roob aan xoog lahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Daayeerkii, fardihii, koobradii, kalluunkii (doolfinka), haadkii ayuu muusig u tumay oo cayaarsiiyey, dhammaantood loo daawasha tagaa oo hawl- maalmeedka lurteeda lagaga yara nastaa.

”
“

Nin Shaydaan Durbaan u tumay iga dhe!

”
“

Intii aan khudbadaha la bilaabin ayaa waxaa heeso iyo majaajilooyin ay ku jiraan gaado-ka-ciyaar soo bandhigay ciidamada Booliiska iyo Asluubta Somalia, waxaa la taagay calanka Somalia 12:00-habeenimo, iyadoo la tumay Astaanta Calanka Somalia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

T · TU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tumay - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan