Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Nooc dhirta ka mid ah, oo xooluhu daaqaan leh caleemo, laamo iyo jirrid aan xoogganeyn oo badanaa deda meesha uu ka baxo.
Waa dambe oo garaad u kordhay buu ogaaday in caws iyo biyo ku nool iyo faruuryo geeda laac yihiin lo’da iyo geela oo aanay waxba cunin oo ay cabsidii ka ba’day.
Dhirta waa wax kasta oo geed ama caws ah ee ka baxa dhulka.
Qori dab ah, caws iyo masaar buu soo qaatay.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
C · CA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag