U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wacays

Magac Lab
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Samaan; wanaag.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wacays oo aabbihii ah ayaa ugu dambayntii u geeyey dhakhtar curuuqda iyo maskaxda ku takhasusay, kaasi oo ahaa midkii ugu dambeeyey ee uu ku quus qaadanayey.

”
“

"Waxaa dadkan lasii daayay kaddib markii la xaqiijiyay in tahriibkii dalkan looga bixi jiray uu joogsaday, aysanna dadkan fursad u helayn inay mar dambe tahriibaan" ayuu yiri C/Qani Maxamed Wacays.

”
“

Yaasiin Xasan Wacays : Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wacays - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan