U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fursad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf FSubg FU6 xar
1

Xaalaad ku habboon in wax la qabsado.

2

Waqti wax la qabto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Flavio ayaa helay fursad uu ku hawaysto inuu gool dhaliyo, hase yeeshee waxaa kubaddii uu soo laaday Flavio ka badbaadiyay Celta, goolhayahooda.

”
“

Daqiiqadii 53aad ayay Kamaruuniyuuntu heleen fursad qaaliya oo ay ku kordhin lahaayeen natiijada ciyaarta, kadib markii Ndiefi kubad u dhigay Foe kaas oo la waayay kubadda lugtiisa.

”
“

Arrintaasi waxay yaraynaysaa hawshii wadnuhu qabanayay, waxaanay siinaysaa fursad ay qaybta bugta ee wadnuhu ku Dadka qaar wadna-xannuunku ku dhacay ayaa bilaaba markay bogsadaan jimicsi si ay u xoojiyaan awoodda shaqo ee wadnaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fursad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan