U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wafdi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Dad maamul ka mus'uul ah oo meel loo diro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta howgallo dad iyo hub lagu soo qabqabtay ka sameeyay degmada Balcad Wafdi ka socday Qaramada Midoobey oo maanta gaaray Magaalada Garoowe.

”
“

Arbacadii subaxnabadii ayaa madaxweyne Cabdiqaasim iyo wafdi la socoda ay ka ambobaxeen dalka Kenya, iyagoo ku sii jeeda magaalada Muqdisho.

”
“

Dhinaca wararkii ugu danbeeyay ee soo baxaya ayaa sheegaya in magalada Garoowe ay ka soo baxeen wafdi uu hogaminayo Wasiirka Maaliyadda Puntland Mr.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wafdi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan