Tusaale Dheeraad ah3
β
Sep 2010- Wafdi ka socda Qarammada Midoobay, IGAD iyo Midowga Afrika ayaa maanta booqdasho gaaban ku tagay Muqdisho, iyagoo kulan la qaatay Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed,..
ββ
Afar xubnood oo ka tirsanaa Golaha Wasiirrada ayaa dhawaan waxay ku dhawaaqeen inay xilalkooda uga tageen howlgudasho la'aanta xukuumadda, waxaana iska fogeeyeen inuu ka dambeeyo Iscasilaaddaas Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nayaal, m.l/dh
Cilmiga
Daawada (daaw.)
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
