1
.kh Qof dabci xun oo had iyo jeer in uu caraysan yahay la moodo. wajimacbuusnimo m.dh Wajimacbuus ahaansho. waji-nasasho m.dh Heer meertada unugga ah, oo ah marka unuggu diyaarinayo qaybsanka bu'da. Heerkan DNA-du way badataa si ay u soo saarto unugyo ku filan oo mataanaysan. waji-tabaabulshe m.l (baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromosoomyada iyo koromaatidhyadu aad u muuqdaan halka ay bu' yarada iyo xuubka bu'du ay bilaabaan inay baaba'aan.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
baay.
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
W · WA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
