U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabci1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Hab la dhaqanka dad ee qof leeyahay; baxaalli, abuur.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dabci ahaan Afgaanistaaniyiintu waa Dagaalyahano.

”
“

Dhalxata wuxuu yidhi, horey ayaan u garanayay Abuubakar, wuxuu ahaa nin dabacsan oo dulqaad badan ayna dadka jecel yihiin, wuxuu ahaa ganacsato leh toosnaan iyo dabci wanaagsan.

”
“

Meeriska dhaantadu wuu ka gaaban yahay ka gabayga, wuxuuse la wadaagaa in ay qaafiyaddu laba jeer gelayso isaga oo aan haddana sida ka gabayga laba qaar lahayn ee mid keliya ah, taasina waa dabci yaab leh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

1

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabci - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan