Tusaale Dheeraad ah3
“
Anigu markayga horeba waxaan ahayd dadkan firfircoonida u dhashay, had iyo gooraalena siyaasiyiinta waxaa ku dambeeya ragga fir-fircoon ee ururada gala, ama guddiyada ardayda.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
H · HA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
