U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wasakhaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf WSubg WA11 xar
1

Wax wasakh leh ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Magaalo-madaxda Gobolka Sool ee Laas-caanood, ma jiro ceel qudha oo ka shaqeeyaa, dadkuna waxay ka cabaan ceellal gacanta lagu qoday oo wasakhaysan, lana siman musqulaha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wasakhaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag