U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siman1

Fal Magu (1)
Naxwe-nmay, -mantay; -nmi
Xaraf SSubg SI5 xar
1

Laba wax ama ka badan, xag derejo, dhalasho, dherer iwm iskaga mid ah noqosho.

2

Dul aan meelo kala sarreeya lahayn noqosho.

3

Ku s.: wax meel ku eg oo aan dhaafsiisnayn noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Iyadoo la odhan karo xilkii wasiirnimo ama madaxnimo iyo hantidii ummaddu waxay gacanta u gashay qof aan hiyiga ku hayn inuu hirgalo nidaam sharciga loo siman yahay.

”
“

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo adoon ah ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.

”
“

Bahda Radio Garowe & Garoweonline waxa ay mar walba Saxaafada Puntland kala kala siman tahay xuquqda Saxaafadu, islamarkaana ay la ogaan tahay talaabooyinka saxda ee Wariyeyaashu aragtidooda ku saleeyeen ee ku wajahan xariga wariye C/fataax Jaama Mire.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-nmay, -mantay; -nmi

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan