U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wasakh

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Uskag; dhusuq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hase ahaatee ku badan carruurta, wuxuuna ka dhashaa fayras cuntada amaba biyo wasakh ah oo la cabo.

”
“

Cabdicasiis Nuur Cilmi Duqa Caasumadda Garoowe Dhanka kale, waxaa magaalada ka socda habeynta iyo nadiifinta waddooyinka dhexmara magaalada kadib markii ay qaarkood fariisteen biyo wasakh ah oo ay ka dhalan karto cudurada faafa.

”
“

Ilmuhu wuxuu qaadaa haddii mindi ama makiinad wasakh ah ama daxal leh loo adeegsado marka uu dhalanayo ama meel aan nadiif ahayn xuddunta lagaga jaro ama lagu gudo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wasakh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan