U gudub nuxurka bogga
SABAAD

weerar1

Magac Lab
Xaraf WSubg WE6 xar
1

Dagaalka ciidanka cadawga lagu dhufto, lagu bilaabo ama lagu qaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka Dhaqanka Beelaha Hawiye Xaaji Axmed Diiriye oo ka hadlay weerar Xalay loo geystay.

”
“

Axmed Cismaan Cabdalla oo saxaafada kula hadlay Baladweyne ayaa sheegay inay qorsheyaan weerar ay ku qaadaan ciidamada Ethiopia, hadii ay ka bixi waayaan Gobolka.

”
“

Arrintani waxay ku soo beegantay iyadoo uu sii kordhayo muranka u dhaxeeya dalalka waaweyn ee ku wajahan xaaladda dalka Ciraaq, iyadoo ay u kala baxeen dalal taageersan weerar lagu qaado Ciraaq iyo qaar ka soo horjeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
weerar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan