Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Nafley, nafley kale la jirta oo ka ilaalinaysa cidloodka.
Marka cidlo looga kala dareero, laga wada danaysto oo ay dabeyshu wehel u noqoto, waa la hubaa in ay tabardarreynayaan talana ay ka hoosi doonto.
Cabdi “ anniguba waan sii socdaaye inna mari aan kuu sii wehel yeelo e”.
Markaad tukanaysid ha ahaado daah hortaada, yuusan hortaada marin qofna, hadduu ku adkaysto inuu marana, la dagaalan maxaa yeelay wehel buu wataa, ”yacni Shaydaan”
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
W · WE
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag